Your Pathway to Success

Wasiirka Gaadiidka Iyo Jidadka Oo Kormeeray Dhismaha Wadada Ceer

wasiirka gaadiidka iyo Horumarinta jidadka oo Soo kormeeray w
wasiirka gaadiidka iyo Horumarinta jidadka oo Soo kormeeray w

Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Oo Soo Kormeeray W Wasiirka gaadiidka iyo jidadka oo kormeeray dhismaha wadada ceerigaabo burco. Somaliland: wasiirka gaadiidka iyo jidadka oo kormeer ku tagey dhismaha wadada berbera corridor qeybta wajaale ilaa kala beydhka.somnews tv waa wehelka bulsh.

wasiirka gaadiidka iyo Horumarinta jidadka oo Kormeer Ku Tegay Waddada
wasiirka gaadiidka iyo Horumarinta jidadka oo Kormeer Ku Tegay Waddada

Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Oo Kormeer Ku Tegay Waddada Wafti uu hogaaminayo wasiirka wasaarada gaadiidka iyo horumarinta jidadka somaliland bukhaaro oo ay weheliyaan maamulka dawlada hoose ee gabiley ayaa kormeeray dhismaha wadada gabiley iyo caada oo ay socoto dhismaheegu sidoo kale waftiga wasiirka ayaa kormeer kusoo maray buundooyinka wadada isku xidha hargaysa iyo wajaale. #hornsat #hctvkala soco hctv kala soco wararkii ugu danbeeyey barnaamijyo tayo leh iyo fanka iyo sugaanta soomaliyeed, ku xidhnow hctv hctv.tv. Wasiirka gaadiidka iyo horumarinta jidadka somaliland md. cabdillaahi abokor cismaan oo goobta hadal ka jeediyey, ayaa ugu horayn ilaahay (swt) uga mahadceliyey waxkasta oo qabsoomay, isagoo marka xigana u mahadnaqay guddida gacanta ku haysa dhismaha waddada hargeysa ilaa balli gubadle oo uu xusay inay dedaal xoogan muujiyeen. Bali gubadle (hargeisa press): wefti uu hoggaaminayo wasiirka gaadiidka iyo horumarinta jidadka ee dalka jamhuuriyadda somaliland cabdillaahi abokor cismaan, ayaa kormeer ku maray dhismaha waddada ….

Comments are closed.