Your Pathway to Success

Wasiirka Qorshaynta Iyo Horumarinta Qaranka Dr Axmed Aadan Buuxane

wasiirka Qorshaynta Iyo Horumarinta Qaranka Dr Axmed Aadan Buuxane
wasiirka Qorshaynta Iyo Horumarinta Qaranka Dr Axmed Aadan Buuxane

Wasiirka Qorshaynta Iyo Horumarinta Qaranka Dr Axmed Aadan Buuxane Hargeysa (dawan) wasiirka wasaaradda qorshaynta iyo horumarinta qaranka jamhuuriyadda somaliland dr. ahmed adan buuxane ahna gudoomiyaha sanduuqa horumarinta somaliland ee sdf ayaa shalay ku wareejiyey qalab casriya oo loogu talo galay dhismaha wadooyinka wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta jidadka oo uu weheliyo maareeyaha wakaalada horumarinta wadooyinka. Xafladda lagula kala wareegayay qalabkan oo lagu qabtay xarunta wakaaladda horumarinta waddooyinka (rda) waxa ka soo qayb galay wasiirka wasaaradda qorshaynta iyo horumarinta qaranka dr. axmed aadan buuxane, wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta jidadka somaliland mudane cabdirisaaq ibraahim maxamed, maareeyaha wakaaladda horumarinta wadooyinka eng mawliid nuux ibraahim iyo saraakiil.

Kelmadda dr axmed Aaden buuxane wasiirka Qorsheynta iyo horumarinta
Kelmadda dr axmed Aaden buuxane wasiirka Qorsheynta iyo horumarinta

Kelmadda Dr Axmed Aaden Buuxane Wasiirka Qorsheynta Iyo Horumarinta Hargaysa (hp): wasiirka wasaaradda qorshaynta iyo horumarinta qaranka somaliland dr. axmed aadan buuxane, ayaa shir la yeeshay wefti ka socday baankaa adduunka. kulankan waxaa wasiirka qorshaynta ku wehelinayay wasiirrada wasaaraddaha maamula mashruuca biyaha ee barwaaqo iyo farsamayaqaanada maamula mashruucaasi oo dhawaan laga horgeliyay magaalada hargeysa. Dr,axmed aadan buuxane ayaa magaalada hargeysa ka daahfuray shirka sanadlaha ee ay ku kulmaan madaxda wasaaradda iyo dallada sep 05, 2022 hargeisa:(wqhq): wasiirka wasaaradda qorshaynta iyo horumarinta qaranka dr,axmed aadan buuxane ayaa magaalada hargeysa ka daahfuray shirka sanadlaha ee ay ku kulmaan madaxda wasaaradda iyo dallada ay ku midaysan yihiin ururada islaamiga ah ka hawl gala. Hargeisa: (wqhq) munaasibada ay xilalka kula kala wareegayeen wasiirka cusub ee wasaaradda qorshaynta iyo horumarinta qaranka md axmed aadan buuxane, wasiirkii hore ee wqhq md cumar cali cabdilahi iyo wasiir ku xigeenkii hore md axmed xasan nuur oo maanta ka qabsoontay xarunta wasaaradda oo ay ka soo qayb galeen xubno ka tirsan xukuumada, golaha sharci dejinta, masuuliyiinta hay’adaha. Axmed toorno oo ah wasiirka wasaaradda qorshaynta qaranka waxa xilkan loo magacaabay bil kahor. waxa se uu ahaa dhowr sanno oo ka horreeyay wasiirka wasaaradda waxbarashada. wasiir toorno waxa uu.

dr axmed aadan buuxane Waxannu Dabbaqnay Dhammaanba Xeerarka Dalka U
dr axmed aadan buuxane Waxannu Dabbaqnay Dhammaanba Xeerarka Dalka U

Dr Axmed Aadan Buuxane Waxannu Dabbaqnay Dhammaanba Xeerarka Dalka U Hargeisa: (wqhq) munaasibada ay xilalka kula kala wareegayeen wasiirka cusub ee wasaaradda qorshaynta iyo horumarinta qaranka md axmed aadan buuxane, wasiirkii hore ee wqhq md cumar cali cabdilahi iyo wasiir ku xigeenkii hore md axmed xasan nuur oo maanta ka qabsoontay xarunta wasaaradda oo ay ka soo qayb galeen xubno ka tirsan xukuumada, golaha sharci dejinta, masuuliyiinta hay’adaha. Axmed toorno oo ah wasiirka wasaaradda qorshaynta qaranka waxa xilkan loo magacaabay bil kahor. waxa se uu ahaa dhowr sanno oo ka horreeyay wasiirka wasaaradda waxbarashada. wasiir toorno waxa uu. Ugu horreyn, shirka waxa war bixinta amniga ee dalka ka jeediyey wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha mudane, maxamed kaahin axmed. sidoo kale, waxa war bixin ku saabsan dib u habaynta deeqaha caalamiga ah kasoo jeediyey wasiirka wasaaradda qorshaynta iyo horumarinta qaranka, dr. axmed aadan buuxane iyo wasiirka wasaaradda shaada iyo arrimaha bulshada mudane, mustafe maxamuud cali (godane). 1. axmed aadan axmed buuxane wasiirka wasaaradda qorshaynta iyo horumarinta qaranka. 2. cabdiqaadir iimaan warsame wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha. 3. maxamuud warsame jaamac wasiir ku xigeenka wasaaradda hawlaha guud, dhulka iyo guriyeynta. 4. maxamuud jaamac warfaa wasiir ku xigeenka wasaaradda xannaanada xoolaha iyo horumarinta.

Munaasibada Ay Xilalka Kula Kala Wareegayeen wasiirka Cusub Ee
Munaasibada Ay Xilalka Kula Kala Wareegayeen wasiirka Cusub Ee

Munaasibada Ay Xilalka Kula Kala Wareegayeen Wasiirka Cusub Ee Ugu horreyn, shirka waxa war bixinta amniga ee dalka ka jeediyey wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha mudane, maxamed kaahin axmed. sidoo kale, waxa war bixin ku saabsan dib u habaynta deeqaha caalamiga ah kasoo jeediyey wasiirka wasaaradda qorshaynta iyo horumarinta qaranka, dr. axmed aadan buuxane iyo wasiirka wasaaradda shaada iyo arrimaha bulshada mudane, mustafe maxamuud cali (godane). 1. axmed aadan axmed buuxane wasiirka wasaaradda qorshaynta iyo horumarinta qaranka. 2. cabdiqaadir iimaan warsame wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha. 3. maxamuud warsame jaamac wasiir ku xigeenka wasaaradda hawlaha guud, dhulka iyo guriyeynta. 4. maxamuud jaamac warfaa wasiir ku xigeenka wasaaradda xannaanada xoolaha iyo horumarinta.

Comments are closed.