Your Pathway to Success

Xildhaano Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Booqday Xarunta

xildhaano Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Booqday Xarunta
xildhaano Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Booqday Xarunta

Xildhaano Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Booqday Xarunta 29 july 2024. waxa xarunta hay'adda duulista iyo madaarada somaliland maanta nagu soo booqday xubno ka tirsan gudida joogtada ah ee golaha guurtida somaliland, waxaana warbixin guud siiyey maareeyaha hay'adda cumar sayid cabdillaahi oo uga waramay xiligan lagu jiro iyo shaqooyinka hay'addu u hayso qaranka iyo bulshada somaliland. 29 july 2024. waxa xarunta hay'adda duulista iyo madaarada somaliland maanta nagu soo booqday xubno ka tirsan gudida joogtada ah ee golaha guurtida somaliland, waxaana warbixin guud siiyey maareeyaha hay'adda cumar sayid cabdillaahi oo uga waramay xiligan lagu jiro iyo shaqooyinka hay'addu u hayso qaranka iyo bulshada somaliland.

Wararka Maanta Sabti Nov 16 2019 golaha guurtida somaliland oo Loo
Wararka Maanta Sabti Nov 16 2019 golaha guurtida somaliland oo Loo

Wararka Maanta Sabti Nov 16 2019 Golaha Guurtida Somaliland Oo Loo #hornsat #hctvkala soco hctv kala soco wararkii ugu danbeeyey barnaamijyo tayo leh iyo fanka iyo sugaanta soomaliyeed, ku xidhnow hctv hctv.tv. (slt hargeysa) xildhibaano ka tirsan golaha guurtida somaliland ayaa saaka kormeer ku tagay xarunta dhaqanka ee hargeysa. dr. jaamac muuse jaamac, maamulaha guud ee xarunta ayaa xildhibaanada mid mid ugu sharraxay qaybaha ay ka koobantahay xaruntu iyo waliba shaqooyinka ay qabato. V. t. e. golaha guurtida jamhuuriyada somaliland ( af ingiriis : somaliland house of elders; af carabi : ar ‎) waa gole ka tirsan golaha baarlamaanka ee jamhuuriyada somaliland. sida caadiga ah, golaha odoyaasha waa "golaha sare" ee wadanka kaasi oo ka kooban 82 oday oo laga soo xulay beelaha somaliland. [1]. (slt hargeysa) alle haw naxariistee waxa magaalada hargeysa ku geeriyooday xildhibaan jaamac faarax axmed oo ku magac dheeraa jaamac riyo. xildhibaankan ayaa ka tirsanaa golaha guurtida somaliland ayaa muddo u jiifay xanuun. ehelada marxuunka ayaa xaqiijisay geerida xildhibaan jamaac faarax axmed (jaamac riyo). xildhibaan jamaac faarax axmed (jaamac riyo) ayaa sidoo kale ahaa hal abuur iyo.

Comments are closed.